hiro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Ku h./u h.: cabsi, baahi iwm cid ula tegid si kaalmo looga helo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiro ↴
aakhiro [m.dh]
Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.
bashiishiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -tay)
Si sahlan u dhalid (nafley).
bucshiro [m.dh]
1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.
daahiro [m.dh]
Nicmo iyo khayr aad u badan.
hirasho [m.f.dh]
eeg hiro. ld hirad.
shiro [m.dh]
1. Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah. 2. Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3. ld shirayn.
shiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Meel daloosha awdasho.
shiroobo [m.dh]
ld sharoobo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg