hirqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof ama wax dheregsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirqan

hirqanaan [m.f.dh]
eeg hirqan. ld hirqa-naansho.

hirqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hirqanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg