hodan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-nno, m.dh)H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.
hodan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)1. Qof hanti badan leh noqosho. 2. Wax la dagay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodan ↴
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1) taas
hodannimo [m.dh]
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.
hodanoobid [m.f.dh]
eeg hodanow.
hodanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof hanti leh noqosho.
hodantinnimo [m.dh]
ld hodannimo.
hodantooyo [m.dh]
Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
hodmid [m.f.dh]
eeg hodan².
hodon [m.l]
ld hodan¹.
hod [m.dh]
Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.
hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg