hodmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof hodon ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodmi ↴
hodmid [m.f.dh]
eeg hodan².
hodmin [m.f.dh]
eeg hodmi.
hod [m.dh]
Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.
hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg