hogatus
(m.l) (-syo, m.dh)1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.
hogatus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Cid wax tusaalayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogatus ↴
hogatusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hogotusaalee.
hogatusaaleyn [m.dh]
ld hogotusaalee.
hogatusid [m.f.dh]
eeg hogatus².
hogotusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
hogotusaaleyn [m.f.dh]
eeg hogotusaalee. ld hogatusaaleyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg