hoggaamis
(m.l)

ld hoggaamin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoggaamis

laablakac [m.l]
Fal fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso.

laablakicid [m.dh]
Fal ka fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso dareemid.

hoggaamin [m.f.dh]
eeg hoggaami. ld hoggaamis.

malabmaris [m.dh] (-syo, m.dh)
Shimbir dadka u hoggaamisa meesha uu malabku ku jiro; shimbir malab.

maris [m.l]
1. Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo. 2. Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3. ld marin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg