hoombaro
(m.dh)

Naasley badda ku nool, leh af dheer oo u eg kan shimbiraha, kor ka madow hoosna ka cad, la aaminsanyahay inuu leeyahay garaad fiican oo la tababbari karo. ld hobbabboro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoombaro

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg