hoomo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. Xoolo intooda tabarta daran ee aan sabadka dhaafin. 2. Dad cayr ah oo aan tabar lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoomo ↴
edegshoomo [m.l]
Edeg dagiiranka lagu ugaarsado.
hoo [m.dh]
Siinta cid wax la siiyo.
hoo [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ooyay, -oyday; -ooyi)
1. Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho. 2. H.!: qabo!, qaado.
hoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin. 2. Xoolo, dad iwm hoy gelin. 3. Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy², hoyi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg