hoorsi
(m.l)

ld hoorsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoorsi

hoorsasho [m.f.dh]
eeg hoorso. ld hoorsad, hoorsi.

hoor [m.l]
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.

hoor [m.l]
1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.

hoor [m.l]
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.

hoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg