hoosaas
(m.l)

1. Hoos sameyn. 2. Hiillo la qarinayo. 3. Daruur roob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosaas

dallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid. 2. Cid hoosaasin.

hoosaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax hoos u yeelid. 2. Cid u garab-goroyeyn.

hoosaasin [m.f.dh]
eeg hoosaasi.

jeedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax foolkoodu jiho gaar ah ku aaddanaa meel kale u duwid. 2. Cid hawl ay fulin lahayd ka hoosaasin. 3. Hadal, khudbad, iwm meel fagaare ah ka sheegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg