horfiiq
(m.l) (-qyo, m.dh)

Qof dad hoggaa-miya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horfiiq

horfiiqsad [m.l]
ld horfiiqsasho.

horfiiqsasho [m.f.dh]
eeg horfiiqso. ld horfiiqsad.

horfiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof, garwade ka dhigasho.

horyaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Madax; horfiiq. 2. Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato. 3. (-llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg