horog
(m.l)

Midab madow oo xooluhu qaarka hore ku yeeshaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horog

hor [m.dh]
1. Had la soo dhaafay; hore ah. 2. Dhanka loo jeedo. 3. (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.

hor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld horee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg