hoyaad
(m.l)1. Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii). 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. Raashin ay cidi habeen cunto.
hoyaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Xoolo dad iwm hoyaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoyaad ↴
hoyaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
hoyaadid [m.f.dh]
eeg hoyaad².
hoyaadin [m.f.dh]
eeg hoyaadi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg