hoyaadin
(m.f.dh)eeg hoyaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoyaadin ↴
hoyaad [m.l]
1. Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii). 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. Raashin ay cidi habeen cunto.
hoyaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoolo dad iwm hoyaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg