hoyaatin
(m.l)

1. Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado. 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. ld hoyasho.

hoyaatin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

ld hoyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoyaatin

hoyasho [m.f.dh]
eeg hoyo. ld hoyaatimid, hoyaatin¹ (3), hoyad.

hoyo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -yatay)
Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg