huleel
(m.l)ld huleelid.
huleel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huleel ↴
huleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
huleelid [m.f.dh]
eeg huleel². ld huleel¹.
huleelin [m.f.dh]
eeg huleeli. ld huleelis.
huleelis [m.l]
ld huleelin.
hule [m.l]
Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg