huleeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huleeli ↴
huleel [m.l]
ld huleelid.
huleelid [m.f.dh]
eeg huleel². ld huleel¹.
huleelin [m.f.dh]
eeg huleeli. ld huleelis.
huleelis [m.l]
ld huleelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg