huluuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huluuqan

huluuqnaan [m.f.dh]
eeg huluuqan. ld huluuqnaansho.

huluuq [m.l]
1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.

huluuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg