humbaalleyn
(m.f.dh)

eeg humbaallee. ld humbaalle (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humbaalleyn

humbaalle [m.l]
1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. ld humbaalleyn.

humbaalle [m.l]
1. Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo. 2. ld humbaalleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg