humbul
(m.l) (-llo, m.dh)

1. (u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm. 2. H. ah: wax isku cufan.

humbul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)

Wax, wax ku hilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humbul

fadfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.

hambalaalaq [m.l]
1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.

hambalaalaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².

hambalaalaqid [m.f.dh]
1. eeg hambalaalaq². 2. ld humbululuuqid.

humbulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax qaab humbul ah leh ahaansho.

humbulid [m.f.dh]
eeg humbul².

humbulnaan [m.f.dh]
eeg humbulan. ld humbulnaansho.

humbulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld humbulnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg