humbulid
(m.f.dh)

eeg humbul².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humbulid ↴

humbul [m.l] (-llo, m.dh)
1. (u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm. 2. H. ah: wax isku cufan.

humbul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Wax, wax ku hilid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg