humbuluuluq
(m.l)

Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).

humbuluuluq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humbuluuluq

fadfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.

hambalaalaq [m.l]
1. Kala daadsanaan. 2. ld humbuluuluq¹.

hambalaalaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Cid kala daadsanaansho. 2. ld humbuluuluq².

humbuluuluqid [m.f.dh]
eeg humbuluuluq². ld hambalaalaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg