humburuq
(m.dh) (-qyo, m.l)

Nooc qoolleyda ka mid ah oo yaryar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humburuq

qoolley [m.dh]
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg