hummaaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax cid u baacin si loo cabsi geliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hummaaji

hummaajin [m.f.dh]
eeg hummaaji. ld hummaajis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg