hundhurso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hundhurso ↴
hundhursasho [m.f.dh]
eeg hundhurso. ld hundhursad, hundhursi.
hundhur [m.l]
Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
hundhur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg