hundo
(m.dh)

Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hundo

hun [m.l]
Maro aad duug u ah.

hun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
Maro duug ah tolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg