hungee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Cid hungo badid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hungee

hungeyn [m.f.dh]
eeg hungee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg