hungoobid
(m.f.dh)

eeg hungow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hungoobid

muho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.

warra' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rra'ay, -rra'day)
1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg