hungurixumo
(m.dh)

Si xun oo wax loo doono.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hungurixumo

riyannuug [m.l]
1. Orgi yar oo hooyadii nuuga. 2. Nin hungurixumo lagu dhalii-layo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg