hunqaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Mantagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hunqaac

hunqaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof mantajin.

hunqaacid [m.f.dh]
eeg hunqaac.

hunqaacin [m.f.dh]
eeg hunqaaci.

hunqaaco [m.dh]
Matag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg