huq
(m.dh)1. Dareen xooggan oo murugo leh. 2. Uurkutaallo.
dhuqub*
Dheeq jidiib Mar leh
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huq ↴
abashuqle [m.l]
Guux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
abashuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Abashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.
abashuqleyn [m.f.dh]
eeg abashuqlee. ld aburshuqlayn.
aburshuqlayn [m.dh]
ld abashuqlayn.
aburshuqle [m.l]
ld abashuqle.
aburshuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld abashuqlee.
dhuq [m.dh] (-qo, m.l)
Xubinta taranka ee haweenka gudaheeda.
dhuqdhuqayn [m.f.dh]
eeg dhuqdhuqee.
dhuqdhuqaysad [m.l]
ld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqaysasho [m.f.dh]
eeg dhuqdhuqayso. ld dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.