hurdan
(m.l)Ciyaar gaar ah oo haraati ama laad dadban la isladhaco.
hurdan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Hurdan ciyaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurdan ↴
obiyum [m.l (daaw.)]
Dawo laga miiro geedka la
yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo
xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay
morfiin ku jirto.
hurdamid [m.f.dh]
eeg hurdan².
hurdansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba wiil hurdan ciyaarsiin.
hurdansiin [m.f.dh]
eeg hurdansii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg