hurgufid
(m.f.dh)

eeg hurguf². ld hurguf¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgufid

hurguf [m.l]
Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.

hurguf [m.l]
Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.

hurguf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Habaas, biyo iwm wax ka daadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg