hurgufo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ftay, -fatay)

Maro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgufo

hurgufasho [m.f.dh]
eeg hurgufo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg