hurgumo
(m.dh)

ld hurgun¹.

hurgumo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-untay, -umatay)

Aroor hore socod gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgumo

hurgumasho [m.f.dh]
eeg hurgumo.

hurgumeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.

hurgun [m.l]
Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg