hurgun
(m.l)Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.
hurgun
(m.l)(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
hurgun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgun ↴
dhurgun [m.l]
Diismidda meel jirka ka mid ah oo barartay diisanta.
dhurgun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
Meel jirka ka mid ah oo baratay diismid.
dhurgunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhurgun haya ahaansho (jir).
dhurgunsanaan [m.f.dh]
eeg dhurgunsan. ld durgunsanaansho.
dhurgunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhurgunsanaan.
hurgumeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
hurgumeysnaan [m.f.dh]
eeg hurgumeysan. ld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.
hurgumid [m.f.dh]
eeg hurgun².
hurgumo [m.dh]
ld hurgun¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg