huwasho
(m.f.dh)

eeg huwo. ld huwad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huwasho

huwad [m.l]
ld huwasho.

kuldhac [m.l]
(daaw.) Hoos u dhac kulka jirka oo ka hoos mara cabbirka caadiga ah ayna jirinna falalka difaaca jirka sida - qarqaryada. Badanaa waxay ku dhacdaa caruurta iyo waayeelka haddii ay ku noolyihiin guryo aan la kululeyn ayna haysan dhar huwasho oo ku filan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg