huwis
(m.l)

1. (-syo, m.dh) Go'weyn oo tol leh oo la siiyo ugaasyada. 2. ld huwin. huwisii lg2 (-iiyay, -iisay) ld huwi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huwis

huwi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax ku daboolid. ld huwisii.

huwin [m.f.dh]
eeg huwi. ld huwis, huwisiin.

huwisiin [m.dh]
ld huwin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg