huwo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-waday, -watay)

Wax dusha isaga daboolid (maro, buste iwm.).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huwo

huwasho [m.f.dh]
eeg huwo. ld huwad.

hu [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dhar la qaato. 2. ld hub¹. ld hub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg