huyuc
(m.l)Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.
huyuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huyuc ↴
dhuyuc [m.l]
ld dhuyac.
hunyuc [m.l]
ld huyuc¹.
hunyuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld huyuc².
hunyucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld huyucsan.
hunyucsanaan [m.dh]
ld huyucsanaan.
hunyucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld huyucsanaan.
huyucid [m.f.dh]
eeg huyuc².
huyucsad [m.l]
ld huyucsasho.
huy [m.l]
Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg