huyucso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Si qaab xun tabar darri ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huyucso

huyucsasho [m.f.dh]
eeg huyucso. ld huyucsad, huyucsi.

huyuc [m.l]
Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.

huyuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg