ibajito
(m.dh)

Ibadaboole. Ibadaboole

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibajito

ibajitaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).

ibajitoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitow ibajitow

ibajitow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg