ibamarad
(m.l)

ld ibamarasho. ibamarasho

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamarad

ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys

ibamar [m.l]
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.

ibamar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg