ibamaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan. ibamaryeysan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamaran

ibamarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho. ibamaran, ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho

ibamaryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ibamaran. ibamaran

ibamar [m.l]
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.

ibamar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg