ibamarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ibamar². ld ibamar-yeyn. ibamar, ibamar-yeyn

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamarid ↴

ibamaryeyn [m.dh]
ld ibamarid. ibamarid

ibarmid [m.dh]
ld ibamarid. ibamarid

ibamar [m.l]
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.

ibamar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg