ibamaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso. ibamaryeyso

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibamaro

ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys

ibamaryeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld ibamaro. ibamaro

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg