icraabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg icraab². ld icraabin, icraabis¹. icraab, icraabin, icraabis
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh icraabid ↴
icraabin [m.dh]
ld icraabid. icraabid
icraabis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld icraabid. icraabid
icraab [m.dh] (-bo, m.l)
(nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay.
icraab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
(nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg