ictiraafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ictiraaf². ictiraaf
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ictiraafid ↴
ictiraaf [m.l]
Aqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado.
ictiraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid wanaaggeeda aqoonsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg