idlayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax dhammaantood isticmaalid. 2. Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idlayso ↴
idlaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idlayso. idlayso
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg