ifis
(m.l)ld ifin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifis ↴
daciifis [m.l]
ld laciifin.
ifin [m.f.dh]
eeg ifi. ld ifis, iftiimin, iftiimis.
ifiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Wax la qoro ama la akhriyo oo wixii lumay lagu helo, birbiriso. 2. Xabbad iftiin bixisa oo habeenkii cadowga lagu yoolbaaro.
khafiifis [m.l]
ld khafiifin.
laciifis [m.l]
ld laciifin.
liciifis [m.l]
ld laciifin.
liciifis-habdhis-makiineed [m.l] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.
if [m.l] (-faf, m.l)
1. Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto. 2. Adduunyo.
if [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.